Isaaq
From Wikipedia
Qabiilka Isaaqa ah waa qabiilka ugu badan Dadka ku hadla af soomaliga taasoo aad ku rumaysanayso deegaankooda, Magaalooyinka ugu waawayn soomaliya sida Xamar Hargeysa, Burco iyo Kismayo Laba ka mid ah waxaa degan dad isaaq ah. tirada dadka ee ku nool Hargeisa ayaa hada gaadhaysaa 1,500,000 halka ay burco ku dhawdahay Hal million oo dad ah.