Talk:Bu'aale
From Wikipedia, the free encyclopedia
Bu,aale waa magaala madaxda Gobolka Jubbda dhexe ee koonfurta somaaliya, waa magaala aad u khayraad badan,waa magala ku caana h Nabdahalyada iyo is jaceeylka, waa maglaalo ay dadkeedu aad ugu dhaqmaan diinta, waa magaalo aynan ka jirin cusuriyad la xiriirta wax soomaliya ka jira oo ah beelbeel isku riix iyo anigaa qola kaa badan.