Beledweyne
From Wikipedia
Beledwayne waa magaalo madaxda gobalka Hiiraan waa magaalo taariiq dheer leh marka lafiiriyo waqigii lala dagaalamaayay gumeestihii Talyaaniga. Magaalada Beledweyne waxaa maro wabi kasoo bilaawdo dalka Itoobiya oo lagu magacaabo Webi Shabeelle waxayna kutalaa qalbiga dalka waxa dhexmara mara jidka ugu weeyn oo ugu dheer ee wadanka soomaaliya isku xira.