Galguduud
From Wikipedia
Galguduud waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuuna ku yaalaa bartamaha Soomaaliya. Waqooyi waxaa ka xiga gobolka Mudug, koonfur gobolka Hiiraan, galbeed gobolka Soomaali Galbeed iyo bari oo ka xigta Badweynta Hindiya. Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuusamareeb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.
[edit] Degmooyinka gobolka Galguduud
- Dhuusamareeb
- Caabudwaaq
- Ceelbuur
- Ceeldheer
- Cadaado