New Immissions/Updates:
boundless - educate - edutalab - empatico - es-ebooks - es16 - fr16 - fsfiles - hesperian - solidaria - wikipediaforschools
- wikipediaforschoolses - wikipediaforschoolsfr - wikipediaforschoolspt - worldmap -

See also: Liber Liber - Libro Parlato - Liber Musica  - Manuzio -  Liber Liber ISO Files - Alphabetical Order - Multivolume ZIP Complete Archive - PDF Files - OGG Music Files -

PROJECT GUTENBERG HTML: Volume I - Volume II - Volume III - Volume IV - Volume V - Volume VI - Volume VII - Volume VIII - Volume IX

Ascolta ""Volevo solo fare un audiolibro"" su Spreaker.
CLASSICISTRANIERI HOME PAGE - YOUTUBE CHANNEL
Privacy Policy Cookie Policy Terms and Conditions
Garoowe - Wikipedia

Garoowe

From Wikipedia

Waxan akhriyey, ereyna ka idhi “Aanadii Negeeye”!


waa sheeko qaali ah oo uusoo diyaariyey yaxye axmed siciid yaxyeyara1@hotmail.com


Subaxnimadii hore ee Iidda Udxada ayaan sanduuqayga yar ee boosta gurigayga ka halacsaday bushqad weyn oo foocsan oo dhex galgalanaysa. Waan kala soo baxay. Galkii ayaan ka fayl fayley oo inta aan sanduuqii ku celiyey albaabka ka baxay aniga oo buuggii marba dhinac u rogaya.Wuu soo daahay oo maalin hore ayay Shirkadda buugaagta daabacda ee “Ponte Invisible” igu soo wargelisay in buug cusub oo aan in badan naawilayey ay boosta iiga soo saartay magaalada Pisa ee dalka Talyaaniga. Waa “Aanadii Negeeye”. Waa buug cusub oo sheeko ahaan u tiraabaysan. Waxa qoray Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd” oo ka mid ah dadka wax falanqeeya foolaadkooda uga faana horreeya naqdiga iyo faaqidaadda “ dhismo ama dhalliil kalkaalka ah” ee hal-abuurka casriga ah ee Soomaalida, qaar ahaan qoraalka buugaagta oo waayadan laabta la soo kacaya. Ibraahin-hawd waa qoraa culus iyo maansoole uu qalinkiisa iyo ereygiisuba saamayn weyn dad badan ku leeyihiin.




“Aanadii Negeeye” waxa uu ka kooban yahay 412 bog. Dheefta uu buuggu xambaarsan yahay xaqiiqo ahaan waxa ay si muuqata uga badan tahay dhibta uu la hindiwaasayo. Runtii qaabayntiisa iyo muuqaalkiisa dushu judha horeba isha ayay soo wada jiidanayaan, waxanay maanka ku soorayaan quruxda iyo farshaxanka sida “isku dhoonka” oo kale ugu dhex dhafan habaynta buugga iyo jeldigiisa madowga dhalaalkiisu widhwidhayo ee kaashanaya diillimaha caddaanka ah ee la moodo qalfoof feedheedka aadmi ama noole beri hore halligmey oo weli meelaha qaar casaankii xinjiro ku qallalay ka sii muuqdaan iyo midabka casuusta ah ee xinjirta dhiig u eg ee dhabarka ka ransanaya labada bog ee dahaadhka jeldiga buugga. Waa muuqaal la yaab leh iyo tayo sarraysa oo farshaxameed oo bogaadin u wada ah qoraaga buugga iyo shirkadda soo saartayba.




Waa sheeko mala-awaal ah oo habdhaca farshaxankeedu aad u sarreeyo. Xadanto badan iyo xiise baallo fidsan leh ayay qalbiga ku gilgilaysaa, maankana ku carinaysaa. Xaq iyo baaddil, xumaan iyo samaan, ilays aqooneed oo soo bidhiiqaya iyo jahli gaamurey oo ifkaas bakhtiinaya, caddaalad darro heer walba gaadhsiisan iyo indho ku mudduci ah oo ku yuuban, xaaraan-quudasho lagu xarragoonayo iyo xalaal-maalnimo la isku liidayo, maalin-ku-taajir hodan ah iyo sabool hareero tuban oo dhabanka iyo gacanta isku haya, gaajo iyo dhereg wada yaalla, aaran iyo abaar isku lifaaqan, gunnimo iyo gobannimo gudboon, miyirqab iyo waalli tiir keliya ku wada turqan, dhaqan iyo dhigaallo isku wada murugsan oo is wada burinaya oo wada col iyo cadaawe isu ah, nolol duug ah iyo tu cusub oo is mijaxaabinaya, duni wada mudduc iyo maddaacaley ah; duni wada baga iyo bagaaley ah, duni wada car iyo wir miidhan ah oo isku wada mutuxan, ayay sheekadu u garqaadaysaa. Waa duni ay isku haystaan xaq iyo xaq darro; xumaan iyo samaan ama mararka qaar xumaan ku takhlan xumaan kale ay kaga dhex aloosan yihiin legdan iyo loollan, weerar iyo difaac, iyo duullaan iyo kala cad goosasho, aarsi iyo waa qiso ku saabsan ciise maxamuud

Static Wikipedia (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - en - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu -

Static Wikipedia 2007 (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - en - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu -

Static Wikipedia 2006 (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu

Static Wikipedia February 2008 (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - en - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu