Jubbada Dhexe
From Wikipedia
Jubbada-Dhexe waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuuna ku yaalaa koonfurta Soomaaliya. Gobolka Jubbada-Hoose wuxuu ka koobanyahay sadax magaalo oo kala ah Dajuumo, Jilib, Saakow iyo Bu'aale oo ah magaala madax gobolka, dhaqaalihiisuna wuxuu ku tiirsanyahay Beeraha