Shabeellaha Dhexe
From Wikipedia
Shabeellaha Dhexe waa gobol ka tirsan gobolada Soomaaliya waxaay kau taalaa koonfurta dalka Soomaaliya. Gobolkaan waxaa mara webiga caanka ah ee Webi Shabeelle iyo Badweynta Hundiya, magaalo madaxdiisuna waa Jowhar. Dhaqaalaha gobolkaan wuxuu ku xiran yahay beeraha.