Yemen
From Wikipedia
Dalka Yemen cabdulaahi waxa kadhexeeya wada tashi iyo wada xariir ugaar ah dalka yemen waa dal jecel nabada Soomaaliya badanaa qariirad ahaan waxa ugu dhow Puntland waxa ay na sii saa gar gaar dheer ta iyo intii la asaasy punland puntalan hada waxa ka ah madaxwyne cade muuse xirsi boqor oo isagu dad ka ufurfuran oo aan ahayn sida cabdulaahi yuusuf taariikha ahaan marka la eego cade waa nin ku soo noolaa dalka dibadiisa dagaal xuna lagalay cabdulaahi yuusuf dagaal kaas oo ay ku dhinteen dad ka badan 100 qof ayna ku dhaawac meen dad dhan 200 oo qof cade waa nin ku hadla 4 luuqadood cade waa nin aad iyo aad u raadiya horumarka dawlada soomaaliya 2003 waxa heshiis dhex maray cade iyo cabdulaahi oo iyagu aan saa u kala fogayn qabiil ahaan wada ah maxamuud saleebaan heshiiskaas oo lagu guulaystay hadaba hada xaalada Puntland waa heer saro oo waa gobolada soomaaliya ugu dagan marka laga reebo Somaliland oo iyadu sheegatay dalkale outher :waxaa soo qoray taariikh nololeed kaan yaxye axmed siciid oo ah wiil isagu kunool g nugaal puntland oo ah arday dhigta gambool secondry garowe waa wiil jira 17 sano oo ku dhashay garowe waxa uu kusoo bar baaray degmada xasbahale waxa uuna hada kunool yahay garowe wakhtigii uusooqoray qoraal kaan waxa ay taariikhdu ahayd 24/1/2007