New Immissions/Updates:
boundless - educate - edutalab - empatico - es-ebooks - es16 - fr16 - fsfiles - hesperian - solidaria - wikipediaforschools
- wikipediaforschoolses - wikipediaforschoolsfr - wikipediaforschoolspt - worldmap -

See also: Liber Liber - Libro Parlato - Liber Musica  - Manuzio -  Liber Liber ISO Files - Alphabetical Order - Multivolume ZIP Complete Archive - PDF Files - OGG Music Files -

PROJECT GUTENBERG HTML: Volume I - Volume II - Volume III - Volume IV - Volume V - Volume VI - Volume VII - Volume VIII - Volume IX

Ascolta ""Volevo solo fare un audiolibro"" su Spreaker.
CLASSICISTRANIERI HOME PAGE - YOUTUBE CHANNEL
Privacy Policy Cookie Policy Terms and Conditions
Cabdullaahi Ciise - Wikipedia

Cabdullaahi Ciise

From Wikipedia

Cabdullaahi Ciise
Cabdullaahi Ciise

Cabdullaahi Ciise Maxamuud (1922-1988), Allahaa u naxariistee waxa uu ku dhashay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya. Wuxuu ahaa halgamaa door weyn ka ciyaaray madaxmadaanida iyo qaranimada Soomaaliyeed, wuxuu kale oo uu ahaa raiisul wasaarahii ugu horeeye dalka Soomaaliya ay yeelato ee dowladii daaqiliyada ahayd inta aysan Soomaaliya madaxbanaanida helin.

Contents

[edit] Noloshiisa hore iyo Waxbarasho

Cabdullahi Ciise aabihii waxa uu geeriyooday isagoo yar waxaana soo korisay Hooyadii oo la oran jiray Mareero Diini. Dugsiga Qur’aanka iyo Wabaxashada Dugsiga Hoose iyo Dhexe waxa uu ku qaatay magaalada Muqdisho. Sanadkii 1938 waxa uu ka qalinjabiyay Dugsiga sare ee Talyaaniga wuxuuna noqday maamule Xafiis.

[edit] Xisbigii Leegada

1943 waxa uu xubin ka noqday Xisbiga SYC. Isla sanadkii ku xigay (1944) waxa uu kafuray xaruntii ugu Horeysay ee xisbigaas laga furo degmada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Sedex sano kadhib markay taariiqdu ahayd: 15/05/1947dii, waxaa halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud loo doortay Xoghayaha Guud ee ururkii SYC.

Durbadiiba Cabdullaahi Ciise waxa uu dardargaliyay halganka Xisbiga SYC waxa uuna badalay magaca Xisbiga SYC isagoo u badaalay SYL(Somali Youth League) wuxuuna soo saaray barnaamijkiisa siyaasadeed oo ka kooban shan qodob oo kala ah:

  • In la raadiyo Gobanimadda iyo Xuriyada shanta Soomaaliyeed oo mideysan.
  • In lala dagaalmo kala qeybinta qabyaaladda ku dhisan.
  • In laga taqaluso cidii ka hortimaada danta Umadda Soomaaliyeed.
  • In waxbarashada lagu baahiyo dalka oo dhan lana dhiso aqoonta dhalinyarada Soomaaliyeed.
  • In la qoro Afka Hooyo ee Soomaaliga ah.

[edit] Halgankii Gobanimodoonka

Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu sanadkii 1947dii gudoomiyay fadhigii tariikhiga ahayd ee golaha dhexe Ururka SYL ee lagu gaaray maamulkii tobanka sano ahayd ee Trusteeship-ka ahaa.

Halgame C/laahi Ciise waxa uu horseed ka ahaa kacdoonkii Hanoolaato ee dhex maray Gumeystihii Taliyaaniga iyo Umada soomaaliyeed sanadkii 1948dii. Kacdoonkaan oo ay ku geeriyoodeen 52 qof oo Taliyaani ah, 15 qofood oo ahayd Soomaalidii markaas la jirtay Talyaaniga (Pro-Taliyaani) iyo Xaawo Cismaan oo ku magacdheereed Xaawo Taako.

Horaantii sanadka 1948 isaga iyo Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa ay warqad u direen xoghayihii guud ee Qaramada Midoobay, oo ay u sheegeen iney doonayaan Soomaali mideysan oo madaxbanani gaarto. Waxaa u suurta gashay Cabdullahi Ciise in Qaramada Midoobay ay ogolaato in Koonfurta Soomaaliya madaxbanaani lagu gaarsiiyo Mudo toban sanadood ahi, uuna maamulo Taliyaaniga oo la soconya gudi Qaramada Midoobay ka socda.

Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu ku guulestay in Qaramada Midoobay uu ku qanciyo in la isfeersuro calanka Taliyaaniga iyo kan Soomaaliya sanadkii 1954tii.

Sanadkii 1956dii waxa uu noqday raii’sulwasaarihii ugu horeyay ee Soomaaliya waxaana xukuumadiisa lagu dhisay sharciga No=1 ee 07/05/1956dii. Afar sano kadib, 1959 waxaa uu misna ku guulayste mar kale in uu qabto xilka ra'iisulwasaarnimada.

Inta uu maamulka talada dalka haayey, Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu abaabulay xeerkii lagu dhisay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed 14/04/1960kii wuxuuna darajadda Janaraalka ah u dalacsiiyay Daauud Cabdulle Xirsi oo noqday taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

[edit] Xilalkii uu Dalka u soo qabtay

Allaha u naxariistee Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu dalka ka soo qabtay Xilal kala ah:

  • 1960-1964tii waxa uu ahaa wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya.
  • 1964-1967dii waxa uu ahaa wasiirka Caafimaadka Soomaaliya.
  • 1967-1969kii waxa uu ahaa wasiirka Ganacsiga Soomaaliya.
  • 1969-1973dii Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu kamid ahaa madaxdii Soomaaliyeed ee Cinqilaabka Milatari uu kukor qabsaday taliskii Maxamed Siyaad Barre, lana xiray 4 sano.
  • 1973-1984kii Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu ahaa danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sweden,isla markaana wakiil ka ahaa dhamaan dalalka la isku yiraahdo Iskandaneefiya.

[edit] Geeridisii iyo Dhashuu Katagay

Allaha u naxariistee Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud wuxuu taariiqdu markay ahayd 24/03/1988kii ku geeriyooday Dalka taliyaaniga, gaar ahaan magaalada Roma. Waxaa meydkiisa dalka Soomaaliya dib loogu soo celiyay 29/03/1988, halkaas oo loogu sameeyay Aas Heer Qaran ah oo ay ka wada qeyb lageen dhamaan halgamayaashii SYL iyo Umadda Soomaaliyeed. Maalintaasi oo loo aqoonsaday Geeridii Aabihii Xuriyadda Soomaaliyeed, waxana dalka oo dhan ka dhacay baroordiiq Qaran.

Allaha u Naxaristee Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu guursadey labo xaas oo la kala yiraahdo:

  • Hooyo Faadumo Maxamed iyo
  • Hooyo Ruqiya Sheikh Xuseen Cismaan.

Caruur waxa uu ifka kaga tagay labo gabdhood iyo hal wiil oo kala ah:

  • Faadumo Cabdullaahi Ciise Maxamuud.
  • Xaliima Cabdullaahi Ciise Maxamuud.
  • Cali Cabdullaahi Ciise Maxamuud.
In other languages

Static Wikipedia (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - en - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu -

Static Wikipedia 2007 (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - en - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu -

Static Wikipedia 2006 (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu

Static Wikipedia February 2008 (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - en - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu