Xaliimo Khaliif Cumar Magool
From Wikipedia
Xaliimo Khaliif Cumar 'Magool' (1943-2004) waxay ahayd hobolad caan ka ahayd gayiga Soomaaliya, Waxaana loo yaqaane Boqorada Codka
[edit] Taariikh Nololeedkeedii
Xaliimo Khaliif Cumar oo ku magac-dheereed Magool waxay ku dhalatey gobolka Hiiraan gaar ahaan degmada Beledweyne sanadkii 1943kii.