Jabuuti
From Wikipedia
Jabuuti ama Djibouti, loona yaqaan Jamhuuriyada Jabuuti waa dal yar ee ku taala bariga Geeska Afrika. Jabuuti waxaay xad la leedahay Ilitareeya xaga waqooyi, Itoobiya xaga galbeed iyo koonfurba iyo Soomaaliya oo ka xigta koonfurbari. Dhinaca kale Jabuuti waxaa ka xiga Baddacas iyo Gacanka Cadmeed.
[edit] Taariikh
jabuutti waxa soo maamuli jiray beelo kala duwan. Hada waxaa dagan oo gacanta ku haya Issaha Gaboursiga iyo afaar. Beelahakan waca ay waxa kala gadan jireen carab taas oo sababtay in ay jabuutti noqoto wadan islaam. 1800-ayaa faransa waxa ay qabsatay agagaarka jabuutti ee soomaaliya, waxa ayna magac uga dhigtay dulka soomaaliya ee faransa. sanadkii 1977 jabuutti waa ay xoroowday madaxwaynana waca u noqday Xassan Guuleed Abtidoon. koox afaar ah oo ka soo horjeeday dowlada ayaa waxa ay dagaal ku qaaday 1991 dowlada jabuutti. Sadax sano kadib labada dhinac way is afgarteen oo hishiiyeen.